Heesta Wadhaf - Lyrics
walacsiga indhuhu ha waydaar sadaan waxay doonayaan
gidi waax yahiyo kuwa dhiiga wada ha habaan jaceel
adoon iga wacayn aqalkiina wayn isoo wareeg wadnaha igu qabo
waraf kuba shimbiruhu iyagoon war hayn wadku soomadilo
ana waran jaceel waakan igu mudee qalbigii walhaday
adoon iga wadeen waabkii hooyaday aan is weheshanee aqal noo yagleel
laba wacad lahaa midkii weecdaba wiiqay caashaqee
wakhtigay igu dheer adna weehanow oo ha wal walin naftee
adoon iga wacayn aqalkiina wayn isoo wareeg wadnaha igu qabo
walax cayriina ninkii wax kahela ma warsada bisaylee
hayga weecinee dhaqan keena wacan wanaaga ilagaro
adoon iga wadeen waabkii hooyaday aan is weheshanee aqal noo yagleel