VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaasmiin - Lyrics

Geenyadii xishoodkiyo Qurux lagu galadayay Gaaridii haween kaay Galka cashaqen gudhin X2 Geed kaad ku beertee Kaaga baxay gobaaday Mirihii gashii iyo ubax Guudka kaga yaal X2 Gayi nabadi taaliyo Gego wada barwaaqo Ah gogoshaada dhigo Oo geel iyo gamaan Faras yaasmiin kugu Galbinayaa x2 Gacal tooyadii iyo xiis- Ahaan guntaday ee tii Gardaadisee garka iyo Wadnahaa iyo x2 Gacan siiso ee aniguna Gobaaday ku gar waaq- Sado waxa ila gud boon iyo x2 Gayi nabadi taaliyo Gego wada barwaaqo Ah gogoshaada dhigo Oo geel iyo gamaan Faras yaasmiin kugu Galbinayaa x2
Queue is empty
-- / --