Duufaniyo dabeel lulaysaa
Daminkaan ila soo darseene
Dar allaay iigu deeq
Ducadiyo diin lamiiree

Danbigaa kaama qaadee
Kuma daa'inkee daah masaaree
Dadiyoo duur mala isu
Deer maree raallahoow

Dad i daayaa iila doontee
I dulqaad ii laheene
Dambarada mala igu deehaa
Waa daalayee

Danbi daah kaama qaadee
Dulmi daainkeey daah masaaree
Dadiyo duur mala isudeyn daree
Kaalamoow

Exit mobile version