VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Duufaan iyo dabeyl Lyrics

Duufaan iyo dabayl
Lulaysaa damin kan
Ila soo darseene dar
Alay iigu deeyene
Ducadii oow diinle
Nuuree X2

Danbi daad kaama
Qaadee dulmi daa
Inkay daah masaare
Dad iyo duur mala
Isku deeyee dareen
Kaa la haawee
X2

Dab iyo daayac iila
Doontooy iidul qaad
Dul iileheene dan dara-
Daan maa laygu deehaa
An waa daalayee X2

Danbi daad kaama
Qaadee dulmi daa
Inkay daah masaare
Dad iyo duur mala
Isku deeyee dareen
Kaa la haawee
X2


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --