VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hamiga - Lyrics

Hamiga ha iiga Halaynine kaama Haraad go'in waan Hubaa mana hil- Maamin waagii Horee Iisoo haadey igusoo Haadeey dee hamuun Taan kuu qabee hadal Kaagaan haybiyee Soo haaday igu soo Haaday hoo hilibka Waa iga hoob tayee Hurdi waayay har iyo Habeene hilibka waa Iga hoob tayee Hambalka daboo aa Uroohaayo la iga hor Joogo hareerahiis Anoo hubaan u han Waynsadaa Ma haleeli karee an Maa ka heraayoo Hoo haarka maanta Ii hayee nin is hubaa Habaas qaadee Soo haadey igu soo Haadey hooy hilibka Waa iga hoobtayee Hurdi waaye har iyo Habeen hilibka waa Iga hoob tayee
Queue is empty
-- / --