Heesta Kajeeli - Lyrics
Hamiga ha iiga
Halaynine kaama
Haraad go'in waan
Hubaa mana hil-
Maamin waagii
Horee
Iisoo haadey igusoo
Haadeey dee hamuun
Taan kuu qabee hadal
Kaagaan haybiyee
Soo haaday igu soo
Haaday hoo hilibka
Waa iga hoob tayee
Hurdi waayay har iyo
Habeene hilibka waa
Iga hoob tayee
Hambalka daboo aa
Uroohaayo la iga hor
Joogo hareerahiis
Anoo hubaan u han
Waynsadaa
Ma haleeli karee an
Maa ka heraayoo
Hoo haarka maanta
Ii hayee nin is hubaa
Habaas qaadee
Soo haadey igu soo
Haadey hooy hilibka
Waa iga hoobtayee
Hurdi waaye har iyo
Habeen hilibka waa
Iga hoob tayee