VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhibaatiyo - Lyrics

Adigaan ku doortoo Dadka kaala soo baxay Darxumiyo dhibaatiyo Belo kuuma quudhee Nafta adiga mooyee Ruux kale ma doontee Dawadey inaa tahay Dana kaama saarnee Intaan dunida ku nool Daainkay uumay Kaa doortay kaligaa Dookhaygaa ku raacoo Kuma dayn karaayee Adaan kugu dan seegee Daadihiyoo caashaqoo Farxadayda ii yeel Adigaan ku doortoo Dadka kaala soo baxay Darxumiyo dhibaatiyo Belo kuuma quudhee 2× Dartaabaan u noolahay Niyadaa kugu dagaysoo Kugu diirsanaayee Ruux lagu dagaa tahay Dareenka qalbiga iyo Dawo caashaq waa adi Intaa dunida nooshahay Ku dadaal danteenoo Ha dayicin wanaagey Jacaylkeena daadihi Ha ka dooran meel kale Hilo waa damteenii Adigaan ku doortoo Dadka kaala soo baxay Darxumiyo dhibaatiyo Belo kuuma quudhee 4× Baby waxaa tahay qeyb ka mida noloshayda macaanto marna ma u noolaan karo i love you so much baby i love you so much
Queue is empty
-- / --