waxan rabaa sawirkaa
inaan arko baby soo gal
gmail markad noqoto
online baby kama baxo
giibul foostan waxan
kukulanay fta key
muuqaalka ma arkin
baby chatinka say
you love me say need
me si uu qalbigu iigu dago
say
soo noqo online markay
tahay laba iyo badh
soo dalbo kaamera
maba rabo faysbook
baby nuur kalarkana
baraown codkana
kkhafiif ha ahaado
yaanu kusoo afjarin
dhinacaaga ka xujee
balantana adkee
sida aniga camal
jaceylkena adkee
sida ani camal

Exit mobile version