VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jimco dance - Lyrics

Caawa waa jimcee Let’s go baby aan baashaalnee soo bax bax Isiiy 5 min waxaan aadaa Home dharka baan soo badalaa Cimaamadaan soo dhigaa Qamiiskaan soo tuuraa Kadib daba gaab Baan soo xiranaa Let’s go badda let’s play dhaanto .. ii fura 10 gabdho igu waca Caawa dheesha quura Dj kama maqna Musika-da kor uqaad Caawa waa jimco Ilaa Noiropi Caawa waa jimcee Let’s go baby aan baashaalnee soo bax bax Caawa waa jimco Jeebkayga Dhameestirka way sooo soctaa
Queue is empty
-- / --