Heesta Kuma rabo - Lyrics
Mid kalaan helee
Adi kuma raboo
Wakhti dheeraan
Kusugee adi kuma
Rabo X2
Boga kaad udama-
Aqdo xitaaa kuma
Rabo
Noo jaceel adunkan
Waxa jira calaf girl
Igadaa warkan inaad
Joogto halkaan oo
Wadaagno noloshaan
Adaa diiday anaa tagay
Waxan helay xabadaan
Maanta fiiri farxadaan
Waxan ku jiraa faan
Shalay markaan kuu
Baahnaay come on
Master dhaan dhaan
Laakiin qoftaan cusub
Waxay dhahdaa xaji
Pls down soo waxan
Kunool nahay saan
Kolay kaalay kuma
Dhaho kun jeeraa
Ikufisay goo goo
Shalaan kufay manta
Adaa kufay wakhti
Danbe no more
Kuwii nakala geeyeen
Way ila yaabay no no
Maanta waxad tahay
Kalay kolkaga maqabta
Waa qoslaa waa dhaq-
Maa kolay ceebaa ii
Qoran anaa qalbiga
Gashtay waa danees
Tayaaye dhigeena
Mid kale da dayoo
Wakhti dhumin iyo
Waan kaa door biday
kalaan helee
Adi kuma raboo
Wakhti dheeraan
Kusugee adi kuma
Rabo X2
Boga kaad udama-
Aqdo xitaaa kuma
Rabo
Darbi danbe istaagi
Maa wakhti danbe
Dhumin maa waxan
Waaba inan maqlo
Sideed sano way
Dhaaftay ma quus-
Anaysid miyaa wax
Kastaa isbadalay
Daan daansi igadaa
Qurux hadaa qiimo
Mooday qalad kaaga
Ma ahan ana qaldamay
Girl laakin maanta ma
Ahan shalay anaa waal
Naa manta adaa baahan
Waan kaa reestay kuma
Rabo kool koolis igadaa
Daa daa kool kolis igadaa
Saqda