VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma hurdoo - Lyrics

xuuranceytaan jeclaaye i kaalay garabkayga ka muuqo saqda dhexe habeenkii ma hurdo adigo i muqan inankii aan jeclayo ikaalay dhabtayda aan ku saare anni bbye ma hurdo ma hargalo hadaadan ii muqan bbye adaan ku doorataye dunido dhan ka doorte nolosha ila wadaag naftan kugu aamine oye oye i love you waliga garabkayga ha cidlay wanaag mooye walbahaar kuma qure naftan intee igu jirto kuma cidleyn doono walwal iyo warbahaar adi kuma quuro mawlihii na uumay aan ka barino farxad farxad aan dhamaan hooyo iyo aabo aan ka barino duco rabow noo aqbal
Queue is empty
-- / --