waqti dheeraan ku waydiihaayoo
wajigaaga arkaa ii wacnaydee
ma waalne waxna iima dhinaynee
wayraxa jacaylbaa isoo wadee
weheshigaaga hadii aan waayo wareerayoo
wabi buuxaa wado u noqdoo
wehwshaday jeerta iyo xaaska
war la qabo xiiso maleh

wacad qofkii galaa waayay idhaahdee
inuu wanaajiyaa waajib ahee
warankaad tuurtaa igu weeraartee
waabayadiisa la walbahaaree

Exit mobile version