VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xamar mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Lil baliil
Xamar

Dhalinteenaay good morning
Saaka nabad ma ku sok toosteen
Jimca waaye dugsi maleh school maleh
Darooniga noo bilaaw filin hindiga
Heedhe waa jim biibii biibii
Game usoo kac

Balanteenu waa liin
Gabdho inta dabada siibaa
Waakukaa soo soco
Jaamta ila dheel dheeli
Xamar oo dhan adaa u sidataa
Wiilasheenaa dunida u sitaa
Labiskiyo jooga dheer
Dhalinteena ka siman

Waa buubaa badaa galaa
Xamaraan guul dabaal dagnaa
Raboow nagu deeq nabad khatar
Oo dunidoo dhan gaadha
Kaca kaca kuligiin fadhiga ka kaca
Dj heesta kor u qaad
Jaamta ku dheel ku dheel ku dheel
Khaamta ku dheel ku dheel ku dheel
Jaamta ku dheel

Ala ani jecliyaa xamar
Xukuntaydaa ku duuban xamar
Inaan duulo diyaarad raaco
Haad i caabee dusha uga dheeroo
Ayuu qalbigay ku qaboobaa
Ki qaboobaa
Damaashaad xamar ku macaanaa
Beeraheedu khudrad macaanaa

Balanteenu waa liin
Gabdho inta dabada siibaa
Waakukaa soo soco
Jaamta ila dheel dheeli
Xamar oo dhan adaa u sidataa
Wiilasheenaa dunida u sitaa
Labiskiyo jooga dheer
Dhalinteena ka siman

Waa buubaa badaa galaa
Xamaraan guul dabaal dagnaa
Raboow nagu deeq nabad khatar
Oo dunidoo dhan gaadha
Kaca kaca kuligiin fadhiga ka kaca
Dj heesta kor u qaad
Jaamta ku dheel ku dheel ku dheel
Khaamta ku dheel ku dheel ku dheel
Jaamta ku dheel

Saan saan saan saan waaye
Sidii ka dhe sidii ka dhe
Sacabkeena siiya wey u dhantahee
Sidii ka dhe sidii ka dhe

Saan saan saan saan waaye
Sidii ka dhe sidii ka dhe
Sacabkeena siiya wey u dhantahee
Sidii ka dhe sidii ka dhe

Waa buubaa badaa galaa
Xamaraan guul dabaal dagnaa
Raboow nagu deeq nabad khatar
Oo dunidoo dhan gaadha
Kaca kaca kuligiin fadhiga ka kaca
Dj heesta kor u qaad
Jaamta ku dheel ku dheel ku dheel
Khaamta ku dheel ku dheel ku dheel
Jaamta ku dheel

codkii Lil baliil