Galeey meel gabiib ku
Taal ninka goosahayee
Gunti waa xertaa,
Aday guusha kuu go,daa
Gadaashaa la guurihaa
Godkii aad I geysidaa
Guri ii noqdaa

Igaree gibilkeey gacal oo
Gureyninaa yaalee

Gabashoo gaduudataa iyaaa
Lagu gartaye iney goorta gaarte
Geesigii adoogeey gogashiisa
Aadee kugu giiran maayee
Garta waa gashaaye

Igaree gibilkeey gacal oo
Gureyninaa yaalee

Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo

Exit mobile version