VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aw geedi shaambo - Lyrics

Gamuuntii aad soo Gantidaa gibilkii ay Gaartaba gadomaaye Gesiyow nin kuu Gafay maa guulay- Sahaayee Gabayga yeeraayo Guuxaan baxaayo Iyo gurbaan kaan Awgeedi shamow Aa lagu guuuri Haayee Geedba geedka ka Wayn sida loo galo Adaa garataaye Goshaan minaad Gashidba waagarira Ala waa gariiraa Gabayga yeeraayo Guuxaan baxaayo Iyo gurbaan kaan Awgeedi shamow Aa lagu guuuri Haayee
Queue is empty
-- / --