VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badigood bilcaanta - Lyrics

badigood bilcaanta waa isu buun dhawaane balankooda beeso lee waayee barigii rabtiineey boorsada lee buuxsada la soo baxa burhaantiinee jidka lee iska joogee la isu jawaab xumeeye la is jaraaxe miyay jeclaantade jahadaad ma taalaayee jaahilnimaan ku qaatee jiidee ma ku jabaabaye bisan waa la diidee boonbaro ii bartuule barjin la isu soo banee haye badiood bilcaane baaryaha ay ku baareen mana buuxdo boorsadoodiiye ALLAHAY abuurkiis imana ahaynee afka aan ka lee la soo uumee adigoo afkaawee yaa ku ogaan lahaaye ma imaan lahayd aduunkee
Queue is empty
-- / --