VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxsana - Lyrics

Balad iyo baadiyo bulshada dhamaanteed Kii ka soo baxsade iigu beer .. Barashadiiisa bogee ku taalee Way i baanisaa Bartaalmaamkii jacaylkii iyo bakool *** Baxsanaa baxsanaa allah wiilka baxsanaa Beer minee baxdo waa barwaaqo loo buraanbur tundaayee barbaxna kuu noqataaye Anna bari kaan ubaahnaaye ILAAH Ha isiiyee Bartaalmaamkii jacaylkii iyo bakool *** Baxsanaa baxsanaa allah wiilka baxsanaa Bush iyo baad iyo balaayo ma arkee Boqol ka roonanhii waaye baqorki barbaartoo Waan ku bagayee anigee bilacdiisu iibsihaaro tahee Bartaalmaamkii jacaylkii iyo bakool *** Baxsanaa baxsanaa allah wiilka baxsanaa ALlah iyaarka iyaar miyaa lyrics by mo Qoraalka wax baa ka qaldan fadlan hadi aad awoodo isax
Queue is empty
-- / --