Cunta waa cuni waayay
Cawadii hurdi waayay
Ceelaan ku dhacee
Ku cariirsamayee
See ku ceeman karaayee

Casiis wayno, iga caawi
Cindigayga aan helee
Calafkayga ka yeel

??
Sidii caadada ahayd
Cishqi iyoo cabsi
La calaalcalayee
Caafimaad heli waayee

Casiis wayno, iga caawi
Cindigayga aan helee
Calafkayga ka yeel

Roob minaas da’iwaayee
Coos soo dhalan maayee
Laguma ceeshi karee
Caradoo idilee
Waa cadaab aduunkee

Casiis wayno, iga caawi
Cindigayga aan helee
Calafkayga ka yeel

Exit mobile version