cudur waye caradaan qofkii casiis siiyee cimrigiisa ku simee ciil aduunyo ceen kasta waa arkaayaa x2

yaan u cus kahaayee yaan u ciir sahaayee x2

anigaa calafkayga xumaadiyee caawa waa caraabayee cidlaan kaligay u cararaayee x2

cuduraa isoo cuskadee cariiriyaan galay iyo calool xumo ee cid icaymiso oon ku cabaado caawinaa waayee x2

yaan u cus kahaayee yaan u ciir sahaayee x2

anigaa calafkayga xumaadiyee caawa waa caraabayee cidlaan kaligay u cararaayee x2

Exit mobile version