Nin galay god ku soo abuurtayee
gu kusoo da’aayo waa goosan karaayee
masoo gafee
in la’iugaraabo aa gudboonee

Galad ii dhashayaa gadaal uraacaayee
gar ma igu ahee inaan ku gooyee

Gooryaal badanaa guhaadsanaa
oo guurguuranaayay gaarkaaga
an waa ku soo go’ayeee
iga daay gacantaada aan galayee

Galad ii dhashayaa gadaal uraacaayee
gar ma igu ahee inaan ku gooyee

Exit mobile version