VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galladii ii gashay - Lyrics

Gibilkiisa ninkii Gamuun galshee Laga gaari waayo Waakii gad gadomo Oo go'ee ina laysku Garaabo aa gud Booneed X2 Galad iigashayaan Gadaal u raacaayee Gar ma iigu helee Inaan ku gooyee X2 Nin galay god ku Soo abuurtayaa Gu'usoo da'aaya Waa goosan karaaye Maso gud bee igagaar Gacan tadiyaan galee X2 Galadii gashayaan Gadaal u raacaayee Gar ma iigu helee Inaan ku gooyee X2
Queue is empty
-- / --