adigaa ii ahee
nuurkaygiiiyee
arligaa intaa leeg
ima oomihaysaa
aduunka makaaga guuraa
ii imiw amrkayga ii ahee
jirada jeclaa lay wayee
hala jiifine soo joogso
jafa soo dhe joogdheear
niinkii jariyaa joogee
sidii ujoogsadey
waa ujeedaayee

Exit mobile version