Hamigeeeyga aad ahayd
Adigaa kaa aminee
Axdigaa ma iloobinee
I arwaaxi ha oyninee

Intee aaday igaaryoo
Adaan kuu imimidee
Amaanaan heli waaye
Adaan kuu imidee

Intee aaday ayaantaan
Adaan kuu imadee
Amaanaan heli waaye
Adaan kuu imidee

Uurkayga arwaaxisoo
Adigaa kuu oomanaa
ma lagu ooday ayaamahaan
Arageeda la waayayee

Intee aaday igaaryoo
Adaan kuu imimidee
Amaanaan heli waaye
Adaan kuu imidee

Intee aaday ayaantaan
Adaan kuu imadee
Amaanaan heli waaye
Adaan kuu imidee

Duulaan garab kaa rabaa
Garabkayga ku duubanee
Dag dag igu diree duqoo
hana daahinee soo dadaal

Intee aaday igaaryoo
Adaan kuu imimidee
Amaanaan heli waaye
Adaan kuu imidee

Intee aaday ayaantaan
Adaan kuu imadee
Amaanaan heli waaye
Adaan kuu imidee

Exit mobile version