VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanow maanta maxa kudaari - Lyrics

Macaanow Maanta maxaa ku daari ii macnee Murugtaa ku hayso, meel aan lahayn meel aan lahaynaa imashaakileesiyee Masuul iga qaad imaaweelihee Murugtaada iheesee makaa maarmiyee Minaan Maalintoo waayo muuqaagee Mashaqaan galayee miirna mahaystiyee Miirna mahaystiyee malabloo iimaciin Masuul iga qaad imaaweelihee Murugtaada iheesee makaa maarmiyee
Queue is empty
-- / --