VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanow – Old version - Lyrics

Macaanow
Maanta maxaa ku daari ii macnee
Murugtaa ku hayso, meel aan lahayn
meel aan lahaynaa imashaakileesiyee

Masuul iga qaad
imaaweelihee
Murugtaada iheesee
makaa maarmiyee

Minaan Maalintoo waayo muuqaagee
Mashaqaan galayee miirna mahaystiyee
Miirna mahaystiyee malabloo iimaciin

Masuul iga qaad
imaaweelihee
Murugtaada iheesee
makaa maarmiyee

Queue is empty
-- / --