labaan laab jacaylbaa laabtayda lulayoo
la labaha kal gacalbaa igu laba lisaaye
sida leeb la ganaayoo loo tuuray looliga
la looyaamay caashaqa

lamaanihii naftaydoow lahashada daraadaa
habeenkii ma ladaayee laba labada iga daa

lalaabkaca dareenbaa labxadayda lulayoo
laqanyada xasuustaa igu laraya lurkee
sida leeb la leeleendada laloo liicay erayada
la luuf luufay waaaha

Exit mobile version