VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hahii ogtahay - Lyrics

Hadii aad ogtahay Arimahan i tagay ilwaad Anfariirinayn Adna maba ogidee Uurkiyo wadnahaad Ku abuuran tahee 2× Waxan iri saadaan Aramidan kalgacal Anfacada la cunoo La cunoo iga oomisee 2× Soo eeg indhaha Indhaha indhaha Kuu ooyayee Ku amaanee Ku ilaawi karin 2× Ma ogtahay arladaa Aynigan haween adaa Kaa eegayoo Sida ayra geeloo Ilmaheedii weydaa Kuu ololayaa 2× Ooriya oodee Sawdigan na waday Ama ay jidhaan jidhaan Adimadaa la galayee 2× Soo eeg indhaha Indhaha indhaha Kuu ooyayee Ku amaanee Ku ilaawi karin 2×
Queue is empty
-- / --