VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

Hooyo iyo aabihii Rabi iga abuuree Aduunyada i keenoow 2× Habaydin anoo ahiyoo Anoo ayni doora jira Kuwii i ilaaliyee Asluubtayda toosiyoow 2× Alifka kuwii ii dhigee Islaamnimo igu korshoow Abaalbaan idiin hayaa Ifkana naxariis ku hela hela Aakhiro janadii udgoon aamiin Aakhiro janadii udgoon aamiin Aakhiro janadii udgoon aamiin Aakhiro janadii udgoon 2× Aabo iyo hooyadii Jecel aragtidaydee Kugu doogsanaayoon 2× Asal dhaqankayga iyo Aqoon lagu arinsadaba Indhaha kuwii ii guree Wanaaga ka eegtayoo 2× Alifka kuwii ii dhigee Islaamnimo igu korshoow Abaalbaan idiin hayaa Ifkana naxariis ku hela hela Aakhiro janadii udgoon aamiin Aakhiro janadii udgoon aamiin Aakhiro janadii udgoon aamiin Aakhiro janadii udgoon 2×
Queue is empty
-- / --