VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inan ahay - Lyrics

Inanyahay ayaantii Hore een is aragnay Sow imaad sheegin Ayaa igu eekaatoo Amakaag ka qaadoo Naftaydii eray dheer yahee 2× Ma ilawday Mise waad adkaysoo Waad abaabulaysaa 2× Inanyohoow aduunyadu Ayaan kaliya maahee Ibtilada ku haysaa Amba wey i ag taalaayoo Eri dhaban sidiisaan U oloyaayee 2× Ma iloobi karayoo Axdigii dhexdeenaa Waan adkaynayaa 2× Inanyahay asaagaa Eadabtiyo la dhaqanka Iimaanka deeqdee Ifka adiga mooyee Inaan eego meel kale Naftu ma ogalaatee 2× Ma ilawday Mise waad adkaysoo Waad abaabulaysaa 2× Arladaba dhamaanteed La,aantaa iftiinoo Waa urugadaydee Ha isudhanin kaligaa Ayaa olol jacayl qaba Amba kula midbaan ahee 2× Ma iloobi karayoo Axdigii dhexdeenaa Waan adkaynayaa 2×
Queue is empty
-- / --