VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadaal - Lyrics

Sida roob gudgudayoo Bari galac ka soo idhiyee Goolalaaya hawdee Haye go,iisiyo Godanada xalxalisee Gaashaamo biyo dhigay 2× Gibladiyo cayaaraha Dhalinyaro is guratay Googooso moodee 2× Ana waxaan gu,yaal badan Intaa gaaf wareegaba Adaan adaan Adaan kuu gon leeyahay 2× Sida geeyadii bariyee Gutuniyo saraariyo Gubatooyin lagu furay Galabtiina mayracayeey Gar adag la daajoo Galbis loo habeeyee 2× Soo naari gaaroo Gayigaba ku caanoo Gula joogsi laa tahee 2× Ana waxaan gu,yaal badan Intaa gaaf wareegaba Adaan adaan Adaan kuu gon leeyahay 2×
Queue is empty
-- / --