VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damaq - Lyrics

Wey inagoo wax laa Ma waayi jirinee Wey inagoo wax laa Ma waayi jirinee Wanaag wanaag Wanaagiyo xigsiin Waxyeelada ee Wanaag wanaag Wanaagiyo xigsiin Waxyeelada ee Wixii wacanbaa Wey dayneynee Wixii wacanbaa Wey dayneynee Aan waayay aan waayay Aan waayay wanaag Saanay ahaydee Aan waayay aan waayay Aan waayay wanaag Saanay ahaydee Waa dadaaloo maaroo Wedyaa lahaayee Waa dadaaloo maaroo Wedyaa lahaayee War dheer war dheer War dheer dal wanaag Saanay ahaayeen War dheer war dheer War dheer dal wanaag Saanay ahaayeen
Queue is empty
-- / --