VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xanaan - Lyrics

Xaawaba iblaysbaa Janadii ka xooroo Xukunkiisa maqashaye Waa xusuuusee ila garo 2× Xay tahay aroornimo Qof xareedu wadhan tahay Xuural cayn la moodyeey Xubiyeey jacayleey 2× Ha uu xiilanin nacabku Yaanu helin xogteenana Ha uu xiilanin nacabku Yaanu helin xogteenana Xagna yay u dheeliyin Xaajada dhexdeenuye 2× Xigtooy ruux ku jeceloo Kuna raba xanaaneey Xumaan laguma daya oo Looma jaro xadhkaha adag 2× Xamag kawgu geedaha Siduu ugu xayiran yahay Xuural cayn la moodyeey Xubiyeey jacayleey 2× Ha uu xiilanin nacabku Yaanu helin xogteenana Ha uu xiilanin nacabku Yaanu helin xogteenana Xagna yay u dheeliyin Xaajada dhexdeenuye 2×
Queue is empty
-- / --