jaceylkaan 8 sano
sacabka utumaayiyo
samaha daris daawado
samaadan hawaawiya
kan jeclaa sugaayiyo
safarkii inakala diree
sadex biloo hore
samirkii aan ku joogiyiyo
naftii aan sasabi jirey
sifoo gaara iyo
sandulihii arooskii
qasab la igu suubiyey
sidii aanan doonayiyo
sababtii la igu geeyayiyo
samir shaa duley
soonoqodka wiilkiyo
sadrigan ku haystiyo
saaxibkey aan raadiyo
suyaar kulantideenii
sahaa sheekadii iyo
dhufsane tadii diidey
caashaqii anaa sahal
xididada usii bayoo
inkastoo oon wada sidoo
siduu wiilku saayidey
shucuurtaydiyoo
gacan saydhidaydii
caashaqii anaa sahal
inkastoo aan wada sidoo
hobeey hobeeya habeeyaa
ana saani iima deynin
xubigiisii aan sidee hobeeyaa

Exit mobile version