farxadii arooskiyo
fantasiyo ciyaaraha
filkan loogu tala galay
waa midaan filayno
fagaaraha nakeenee

filashada arooskan
faqriyo dhibatiyo
ka fogee allahayoow

faataxan maraayoo
faysal iyo fardawsiyo
filsan iyo fardawsaan
furihii janaad iyo
fududee allahayoow

Exit mobile version