VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garaash - Lyrics

anigoo qiyaastii qaangaar ahayno kala garan sax iyo qalad qowlka waalidkay iyo aan qadarin walaalkay saw qool kumaan dhicin oo qalqaali ima helin qiimahaygi muu lumin waxba yaa qaracankiyo qoomamadu i haynin qaadir waxaan ka tuugaa qaybta aan lahaa iyo wuxuu aniga ii qoray nolol lagu qaboobiyo qurux inaan k doogsado qabyo weeyi dunidaye qofna uma ahaatee qmanaanta wacaniyo qoraxdii timaadaa qiso iyo dharaar leh mar hadaan qaloociyo qaraarkiiba soo maray qosolkiina ii hadhay waxba yaa qaracankiyo qoomamadu i haynin qaadir waxaan ka tuugaa qaybta aan lahaa iyo wuxuu aniga ii qoray nolol lagu qaboobiyo qurux inaan k doogsado
Queue is empty
-- / --