Kaan ku diirsadee
Naftu naftu doontayoow
Kaan ku diirsadee
Naftu naftu doontayoow
Dahrigiyo qalbiga
Adigaa ku daabacan
Ku daabacan

Adna waxaan dareemaa
Igu soo guuxaaya
Macaanoow isku duubnideenii

Daacad iil hadloo
Dib u eega bal xaajada
Waxaa diiday ii sheeg
Aan kaa daaweeyoo
Daba dheer ishiinee
Waxaa diiday ii sheeg

Dadkaan kuu jecloo
Ddokhaygaa ku raacee
Dadkaan kuu jecloo
Ddokhaygaa ku raacee
Maxaad ila dirtay
Macaanoow ku daaree
Macaanoow ku daaree

Aaway hoy dulqaadkii
Dibcigii wacnaayee
Xageedii ragaba
Kaaga doortee

Daacad iil hadloo
Dib u eega bal xaajada
Waxaa diiday ii sheeg
Aan kaa daaweeyoo
Daba dheer ishiinee
Waxaa diiday ii sheeg

Waxaa diiday ii sheeg
Waxaa diiday ii sheeg

Exit mobile version