VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Mataano jaceyl Lyrics

miniside jaleecada
midkii aan jeclaayo
waxa aan maqsuuda
maalintii aan kulanee
ma qof kula mida jira
macaan jira

marwada aan jeclaaye
inta aan is moognahay
muxibada kalagacalban
anba waa la wadaaga
mamid kula mida jira

maankayga ku raaco

maankayga ku raaco
anaba waygu madhantoo
meeshiyo halkiiba
ii muuqanaysoo
muxuibada kalgacal anba
way igu madhantahee
dhagtu waxay maqlaysaa
musiyo codkaaga
ii muuqanaayo
ku macaansanaye

midigtiyo bidixduba
waa laba mataanood
may maasanaysaa

miniside jaleecada
midkii aan jeclaayo
waxa aan maqsuuda
maalintii aan kulanee
ma qof kula mida jira
macaan jira

marwada aan jeclaaye
inta aan is moognahay
muxibada kalagacalban
anba waa la wadaaga
ma qof kula mida jira

maankayga ku raaco
anaba waygu madhantoo
meeshiyo halkiiba
ii muuqanaysoo
muxuibada kalgacal anba
way igu madhantahee
dhagtu waxay maqlaysaa
musiyo codkaaga
ii muuqanaayo
ku macaansanaye

midigtiyo bidixduba
waa laba mataanood
may maasanaysaa


Lyrics by: khayre
loading..
-- / --