VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalqaali - Lyrics

anigoo qiyaastii qaan gaadh ahaynoo kala garan sax iyo qalad qawlkii waalidkay iyo aan qadarin wallalaba saw qool kumaan dhicin oo qalqaali ima helin qiimahaygii muu lumin waxba yaan qaracankiyo qoomamadu ihaynoo qaadir waxan katuugaa libtaan lahaa iyo wuxuu aniga iigoray nolol lagu qaboobiyo qurux inaan kudoogsado qabyo weeyi duniduyee qafna uma ahaatee qumana macaan iyo qoraxdii timmadaa qiso iyo dhaaraar lee marhadaan qaloociyo qadhaadhkiina soomaray qosalkiina iihadhay
Queue is empty
-- / --