VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahal - Lyrics

Nafta waxan ku sasabaa Ku seex shaa habeenkii Sawirkaaga weeyoo Soo suran hortaydee X2 Siduu iila hadlaayaan Usan qadaa sagaal jeer X2 Salka kama daganiyoo Saadaal kunool baan Sabanadan ahaayoo X2 Samihii dhex deeniyo Arimaheenii soojiray Maan sahashan aniguye Wali waa sidoodii x2 Ha sababin naftaydoo Waxaan seegi mayniyo Sahal yaynan kula noqon Oo ha igu siidayn x2 Waxba ismadaba marin Waxba kama dabamarin Wacad kii masiidayn Kaamana sag saagine Indhaha ruux masaroo X2 Saatir wuxuu abuuraa Adiga iila kaa siman X2 Ifka uma sugnaanine Jaceel sii siyaadoo Salka unuga haystoo Saab layda feeraha Sambabadiyo beerkiyo Wadnahayga suranoo Saameeyay weeyoo X2 Ha sababin naftaydoo Waxaan seegi mayniyo Sahal yaynan kula noqon Oo ha igu siidayn x2
Queue is empty
-- / --