Heesta Sida erya geela - Lyrics
Sida ayra geeloo
Oomani ku raagtoo
Aara inaa dul joogtee
Eegahaan arkaysaa
2×
La aroorin waayoo
Uu baabayaayoo
Uurkaa ku tabayee
2×
Ambaqaada inan yohow
Waxa aan alwanayaa
Nafta ku ogalaataa
U arimi ku leeyahay
2×
Arinkaagu waa ii sidaa
Inaad riyaalaha eegoo
Onkod igu hilaacee
2×