kuwaan xagaldaacinoo
xad gudub ka dhawrtoo
lagu xanto wanaag
xeraday ku noolyihiin
rabi lagu xasuusto
loo soo xagaa tago
mar hadii xalaashiyo
xiisih jacaylkana
xuduntiisii aasteen
laba aan kala xumaan
xaqa aan ka weecan
xurmo iyo wanaag
xaakim idinka yeel

xigaashada dareenkaa
dookhu soo xushaaba
xarakaad siyaadhse
xushmad weeyoi qaniyo
xigtadiyo asxaabtuna
way idin xaq dhawraan
mar hadii xalaashiyo x
xiisihi jacaylkana
xuduntisii aasteen
laba aan kala xumaan
xaqa aan ka weecan
xurmadiyo waanaag
xaakim idinka yeel

Exit mobile version