Ayaamaha ayaamaha
Ayaamaha jacaylkaa
Ayaamaha ayaamaha
Ayaamaha jacaylkaa

Iibaaqaayoo u hiloobaayee
Ileen maale iloow
Ileen maale iloow
Olol reer maayee

Wali aniga way ubaxa
Nuurayoo hilaaqaaya way
Wali aniga way ubaxa
Nuurayoo hilaaqaaya way

Murugada murugada
Aramida jacaylka
Murugada murugada
Aramida jacaylka

Iibaaqaayoo u hiloobaayee
Ileen maale iloow
Ileen maale iloow
Olol reer maayee

Wali aniga way ubaxa
Nuurayoo hilaaqaaya way
Wali aniga way ubaxa
Nuurayoo hilaaqaaya way

Ololaha ololaha
Ololaha jacaylka
Ololaha ololaha
Ololaha jacaylka

Iibaaqaayoo u hiloobaayee
Ileen maale iloow
Ileen maale iloow
Olol reer maayee

Wali aniga way ubaxa
Nuurayoo hilaaqaaya way
Wali aniga way ubaxa
Nuurayoo hilaaqaaya way

Exit mobile version