Heesta Daalo - Lyrics
Sida wabi dur durayoo
Labadiisa daamood
Doogiikasoo baxay
Dacalada isdhaaf sheen
Laamaha dishiisana.
Shibiruhu kudoodeen
Ama dar samaadoo
Dadku nabadku eada yaal
Duunyaduna fooftoo
Ku dareertay hawdkee
Kudoonayaayoo aniguna
Daraadaa indhii idaaleen
Nafta kuudiyaaree
Dadka kaanka doortee
Caawaan dadab galaynaa
Didi darcad damarooo
Dooxa iska joogtaa
Duhurka kolkaytahay
Maygii intuu helay
Dambeedada lamarayoo
Durdurada dhadheeda
Hadba dacalka dhaaftaa
Kuudaawadaayoo
Nacariista daymada
Nafta kugu daweeyaa