Heesta Dugsi - Lyrics
marka da macku qaadaa
caway saa daruuraha
ku deeqin waanadu
duu duub wixii hore
kala daran haruuradu
lal wari kusiidaa
danana gal gacalkuye
isku soo dalxiistiyo
dooqa is raacshayee
ma wax lasku diididaa
dagan maahe daayaca
dagal maaha waa nabad
dawadiisa caashaqa
waa dadkii is doorte
galakaran hanuundaro
nado webi ku siidaa
dadana galkacalkuye
isu soo dalxiistiyo
dooqa is raacshe
ma wax la isku diida