sidii wanabi dur durayoo
labadiisa daamood
doogiika soobaxay
dacalada is dhaafsheen

dhaamaha dushiisana
shin biruhu kudoodaan
amadarsamaa too
dadku nabad kuwadayaal
tuugaduna fooftoo
ku dareertay hawdokoo

ku doonayaayoo
aniguna daqraadaa
indhihii idaaleen
nafbaa kuudiyaaree
dadba kaanka doortaw
hadmaan dadba galaynaa

sidii darcad ramadoo
doocrasla joogtoo
duhurkii markaytahay
naydigii nimuu helay

danbeedada lamarayoo
dur durada dhasheedii
hadba dhacal ka dhaaftaa
kuu daawadaayoo

naxariista daymada
nata kuugu daweeyaa

kudoonayaayoo anigina
daraadaa indhihii idaalee
natbaakuu diyaaree dadba
kaankaanka doortawoo
hadmaan dadbagalaunaa

Exit mobile version