VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dugsi ‘Daalo’ - Lyrics

Marka diigu u ciyo Daakiraada subaxii Dohorkiyo iyo habeenkii Duulaan siidaan ahay Waxaa laydul keenaa Degmadaad ku nooshee Naftu waxay dareentaa Inagoo dalxiisoo Daalo aynu joognee Daalo aynu joognee Kuu doonayayoo Aduguna daraadaa Indhihii I daalee Nafbaa du diyaaree Dumar taan ka doortaay Cawaan cawaan Cawaan dadab gelaynaa Maandeeq Sida calanka dooga Farxad iyo damaashaad Dadku uu u sara kacay Kolka loo dabaal dego Waxaa daalo iyo cawl Dixda iyo dareemada Dulacyeeyay daalka Adigoon dib ii dhigin Duunyana aan igu xidhin Duunyana aan igu xidhin Ku doonayaayoo Aniguna daraadaa Indhihii I daaleen Nafbaa du diyaaree Dumar taan ka doortaay Cawaan cawaan Cawaan dadab gelaynaa
Queue is empty
-- / --