VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guryasamo - Lyrics

Garashiyo wanaag gudubtayeey
Gacal iyo xigaal goysayeey
Geedkii jacaylka guntiibad kajarte
Gurya samo alahayowoow
Gedii roon alahayooow
Gaabsan maayee
Waxaan gocanayaa
Inaan labagayaanoo
Is afgarata noqonee
....
MAANDEEQ
Galaw iyo shimbiruu garabsatee
Sida aar laganay gurxantee
Anoon kuu garaabeyn
Gadhka hayqabaneee
Guur wacan alahayooow
Gadaan rabo alahayooow
Gaadhi mayside
Waxaa kulagudboon
Inaad kagaabsataayoo
Nafta samir ugaysee
Nafta samir ugayseee
...
TUBEEC
Igubtoo jacayl igu furtee
Gabagabiyo ciil igalisee
Gadmayoo daraadaa
Goohayoo ololeee
Gargaar wacan alahayoow
Gamca furan alahayoow
Gaabsan maayee
Waxaan gocanayaaa
Inaan laba gayaanoo
Is afgarata noqonee
Is afgarata noqonee
....
MAANDEEQ.
Guul ooman xeroo soogashee
Golof iyo hal gudhan godoshee
Godontoo galgacal haahaaaaa
Gooni kuuxidheeeee
Gugoo da'ay alahayoow
Gamashiii alahayoooow
Gaadhi mayside
Waxaa kula gudboon
Inaad kagaabsataayoo
Nafta samir ugaysee
Nafta samir ugaysee

Lyrics by Cabdi Ismacil

Queue is empty
-- / --