Heesta Heello - Lyrics
Heellada mar ha loo haloosiyo
Dakharkii cishqigaa i dooganayoo
Dareemayoo waan damqanayaa
Wax badan busta saaray boogtaydoo
Markii ay bogsan wayday lay baray
Indhahay naaxay aragtidaadiyoo
Il doogsaday eegmadaadii
Naftayda bar baan ku moodahayee
Calooshayda kuuma baareen