VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun hooli cover - Lyrics

Hodmani waa eebaheeyee Hantaa ifku la isku dhaafee Ma heesto hungaan ahaayoo Habhaabtay waxaan hayn Habaar soo isheedu ma qabtoo Iyadu iimay horseedin hamhamtoo soo afkeeda mahoo Intaa ku haraaqi maayo ileen hooy kuma bogsiisoo Hammigu walwal kaama ba’iyoo Calaacal wax kuuma keenee Aduun hooli kama dhamaatee Ka heesay habeen badh hawdoo Hadhkay igu labba ahaayoo Hayaamay horseeed la’aano Habhaabtay waxaan halay Habaar soo isheedu ma qabtoo Iyadu iima horseedin hamhamtoo soo afkeeda mahoo Intaa ku haraaqi maayo Ileen hooy kuma bogsiisoo Hamigu walwal kaama ba’iyoo Calaacal wax kuuma keenee Aduun hooli kama dhamaatee
Queue is empty
-- / --