VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo luula - Lyrics

Xulka weeye dumaroo Dhan hibo luula xurmo Badan xilo jano qof xal- Aala oo xandaala xaga Maanka xala laabta x2 Ma xanaaqdo oo xum- Aanta kuma hayso Qalbigeeda xushmad Weeye mid uhayso dad Ka oodhan x2 Ma xumaado kalgacayl La xafidaaye xagjir weye Kay jeclaato xaragaysa Xildhibaanka nafta weye Xasil siisa x2 Xuural cayntii dumar Weeye hibo luula qof Xanana badan weeye Xog ogsala qof xikaayo Badan weeye xikmad Miiran x2 Ma xanaaqdo oo xum- Aanta kuma hayso Qalbigeeda xushmad Weeye mid uhayso dad Ka oodhan x2 Ma xumaado kalgacayl La xafidaaye xagjir weye Kay jeclaato xaragaysa Xildhibaanka nafta weye Xasil siisa x2
Queue is empty
-- / --